Our skilled team works around the clock to support you through your trading journey with FXPRIMUS. If you are trading for the first time and want to get started, or if you are an experienced trader and would like some guidance on our more advanced trading tools, we are here to help! Whatever your question, we would love to hear from you.
kuwo Guud
Isticmaalka akoonada
Akoonada
Iskaashi
PAMM/MAM
Marka aad lasoo degto barnaamijka, fadlan raac tillaabooyinka hoose:
- Furn barnaamijkaaga MT4 oo guji File > Furo akoon
- Ku buuxi macluumaadkaaga shakhsiyeed, oo uu ku jiro nooca akoonkaagu yahay, khidmada lagugu kaabayo (Leverage) iyo cadadka dhigaalkaaga
- Calaamadi "Waxaan ogolahay inaan la socdo akhbaaraadka" oo guji Next Dooro "practice" server oo taabo Next
- Xusuusnow macluumaadkaaga aad ku galayso iyo Fure sireedkaaga inta kadib taabo Finish, inta kadib waxaad diyaar u noqon doonta inaad bilawdo ganacsiga (Trade) Xusuusnow in aan ku weydiisan karno inaad nooso gudbiso macluumaad dheeri ah.
FXPRIMUS laf ahaanteed way ka gedisan tahay la tartamayaasheeda kale iyadoo bixisa helitaanka badan iibsade ama iibiye, tani macnaheedu waxa weeye waxaaad haystaa fursada ugu fiican ee aad suuqa halka uu marayo ka gali karto, qiimaha aad dooneysid. Macaamiisha FXPRIMUS waa inay fishaan si dhaqso ah in loogu fuliyo gelida halka uu suuqu marayo mar walba, laakin sidoo kale waa inay filayanayaan inay dhacdo marmar Slippage ama re-quote wakhtiyada uun suuqu xooganayn. Si kastaba ha noqotee, tijaabada dhabta ah ee shirkadaha dilaalka ee gelintaanka suuqa halka uu marayo, ma aha inta jeer ee macmiilku la kulmo Slippage, laakin waa sii kala xooganaanta Slippage. Waxaan si diiran kuugu martiqaadeynaa bal inaad anaga nagu tijaabiso waayo aragnimadaada ganacsi si aad u aragto sida ugu fiican nahay dhinaco badan.Furo akoon Live ah or a ama akoon tababarasho oo BILAASH ah.
Si kastaba ha noqotee, hadii maamule lacageed uu maamulayo akoonkaaga, nooca lacagta akoonkaagu waa inay u dhigantaa lacagta maamulaha akoonkaaga, Akoonka MAM. Tusaale ahaan, hadii maamulaha lacagtaadu uu ka ganacsado Doolar, akoonkaagu wuxuu noqonayaa Doolar, iyadoon loo eegayn lacagta aad dooratay markii aad isdiwaangalinasay.
Marka aad tahay dilaal shirkadeed waxaad u baaahan tahay inaad siiso taageero dadka kuu diwaangashan oo aad nagu soo xidhiidhiso anaga xaalad kasta oo la xiriirta ganacsatada iyo Shuraakada (Affiliate) ee shabakadaada ku hoos yimaada. Dhamaan shirkadaha dilaalada ah waa inay leeyihiin ka go'naansho waxqabadeed, taas oo aan dib u eegis ku samayno waqti kadib. Waxaan sidoo kale su siinaynaa caawimaad shaqsiyeed si aan kaaga caawino inaad horumariso ganacsigaaga dilaalnimada.
Waxbadan ka baro barnaamijka FXPRIMUS IB.
Shuruudaha Shaahaadada Iskaashiga Gobol
Bronze | Silver | Gold | Platinum | |
---|---|---|---|---|
Tirada Macamiisha Waxqabadka leh | 1-5 | 6-10 | 11-25 | 26+ |
Dhigaalkooda Guud | $500 | $150k | $500k | $1M+ |
Mudada ay la hawl galayeen FXP | 1 maalin | 3 bilood | 6 bilood | 1 sano |
Dhamaan heshiiska hawlgallada (qaybinta faa'iidooyinka, khasaaraha iyo khidmadaha Master-ka) waxaa si toos ah u fuliya Adeegga PAMM.
Adeegga PAMM wuxuu fududeeyaa habraaca xulashada masterka kartida leh ee ay isku halayn karaan Followers-ku, iyadoo la siinayo qalab dhameystiran oo qiimeyn ah, korjoogteynta guud iyo qiimeynta waxqabadka ee akoonada PAMM. Macluumaadka waxaa loo soo bandhigayaa qaab si fudud loo fahmi karo, si followerska khibrada lihi iyo kuwa aan khibrada lahayni ay ugu fududaato doorashada Hogaamiyaha (Master-ka) ugu fiican.
Adeegga PAMM wuxuu si gaar ah u keydiyaa diiwaangelinta akoon kasta, faa'iidooyinka iyo khasaaraha waxaa si otomaatig ah u qaybiyaa nidaamka u dhexeeya Masterka iyo Followerska iyadoo lagu saleynayo saami qaybsiga lacagaha loo qoondeeyay, si koox kasta ay u hesho qaybteeda lacag celineed. Waxay sidoo kale dammaanad qaadaysaa wadaagida faa'idada iyo khasaaraha oo ku jaango'an wakhtiga iyo shuruudaha heshiiska, taas oo Master-ka iyo Followersku ku heshiiyeen. Tani waxay u oggolaaneysaa Masterka inay xooga saaraan ganacsiga.
Followerska awoodi kara waxay samayn doonan ikhtaaraadkooda iyagoo ku salaynaya sawirada waxbadka ee muujinaya natiijooyinka ganacsigii hore ee Masters ka
- In uu xiro positions-ka furan ama taagan ee akoonka.
- Codsashada wixii faaido ah ee la wadaagayo ama fee-ga halw qabashada
Fadlan ku koobiye fariinta emaylkan Support@fxprimus.com Hadii maalin shaqo oo dhameystiran aanad wax jawaab ah kaga helin maamulaha lacagtaada (waxaad fariin uga dirtay MM arabcadii, wax jawaabana kamaad helin ilaa jimcihii), waa inaad la xiriirtaa Support@fxprimus.com anaga ayaa kaa caawin doona kala laabashada warqada ogolaansho siinta ee POA.
Waa ayo Primus Markets INTL Ltd?
Waa intee saacadaha aad macaamiisha caawisaan?
Maxay yahiin tillaabooyinka lagama maarmaanka u ah in la furto akoon?
Marka aad lasoo degto barnaamijka, fadlan raac tillaabooyinka hoose:
- Furn barnaamijkaaga MT4 oo guji File > Furo akoon
- Ku buuxi macluumaadkaaga shakhsiyeed, oo uu ku jiro nooca akoonkaagu yahay, khidmada lagugu kaabayo (Leverage) iyo cadadka dhigaalkaaga
- Calaamadi "Waxaan ogolahay inaan la socdo akhbaaraadka" oo guji Next Dooro "practice" server oo taabo Next
- Xusuusnow macluumaadkaaga aad ku galayso iyo Fure sireedkaaga inta kadib taabo Finish, inta kadib waxaad diyaar u noqon doonta inaad bilawdo ganacsiga (Trade) Xusuusnow in aan ku weydiisan karno inaad nooso gudbiso macluumaad dheeri ah.
Muddo intee leeg ayuu shaqaynayaa akoonka tababarashadu (Practice Account)?
Sidee ayay iskugu mid u yihiin khidmadaha dilaalka iyo ka galida meesha uu suuqu marayo ee akoonka tababarashada marka la barbardhigo akoonka live-ka ah?
FXPRIMUS laf ahaanteed way ka gedisan tahay la tartamayaasheeda kale iyadoo bixisa helitaanka badan iibsade ama iibiye, tani macnaheedu waxa weeye waxaaad haystaa fursada ugu fiican ee aad suuqa halka uu marayo ka gali karto, qiimaha aad dooneysid. Macaamiisha FXPRIMUS waa inay fishaan si dhaqso ah in loogu fuliyo gelida halka uu suuqu marayo mar walba, laakin sidoo kale waa inay filayanayaan inay dhacdo marmar Slippage ama re-quote wakhtiyada uun suuqu xooganayn. Si kastaba ha noqotee, tijaabada dhabta ah ee shirkadaha dilaalka ee gelintaanka suuqa halka uu marayo, ma aha inta jeer ee macmiilku la kulmo Slippage, laakin waa sii kala xooganaanta Slippage. Waxaan si diiran kuugu martiqaadeynaa bal inaad anaga nagu tijaabiso waayo aragnimadaada ganacsi si aad u aragto sida ugu fiican nahay dhinaco badan.Furo akoon Live ah or a ama akoon tababarasho oo BILAASH ah.
Ma waxaad ku keydisaan servers isku mid barnaamijyada Akoonada LIVE ka ah iyo Kuwa Practice ah?
Waxaan rabaa in aan fiiriyo labada barnaamij wakhti isku mid ah (Akoonka LIVE ka ah iyo ka tababarka) Taasi suurtagal ma tahay?
Akoono nooceeya ayaad bixisaan?
Waa maxay nooca lacagta ee akoonkaygu yeelan doono?
Si kastaba ha noqotee, hadii maamule lacageed uu maamulayo akoonkaaga, nooca lacagta akoonkaagu waa inay u dhigantaa lacagta maamulaha akoonkaaga, Akoonka MAM. Tusaale ahaan, hadii maamulaha lacagtaadu uu ka ganacsado Doolar, akoonkaagu wuxuu noqonayaa Doolar, iyadoon loo eegayn lacagta aad dooratay markii aad isdiwaangalinasay.
Maxay taha khidmada Akoonka ECN Premier?
Waa maxay Affilliate?
Waa maxay Dilaal Shirkadeed (IB)?
Marka aad tahay dilaal shirkadeed waxaad u baaahan tahay inaad siiso taageero dadka kuu diwaangashan oo aad nagu soo xidhiidhiso anaga xaalad kasta oo la xiriirta ganacsatada iyo Shuraakada (Affiliate) ee shabakadaada ku hoos yimaada. Dhamaan shirkadaha dilaalada ah waa inay leeyihiin ka go'naansho waxqabadeed, taas oo aan dib u eegis ku samayno waqti kadib. Waxaan sidoo kale su siinaynaa caawimaad shaqsiyeed si aan kaaga caawino inaad horumariso ganacsigaaga dilaalnimada.
Waxbadan ka baro barnaamijka FXPRIMUS IB.
Waa maxay Super IB?
Goorma ayaan helayaa lacagaha aad noo garantaan ee IB-ga?
Sidee FXPRIMUS iiga caawin kartaa helitaanka macaamiil badan anoo adeegsanaya website ii gaara?
Ma lihi website xoog badan -- sidee ayaan ku heli karaa soo gudbinta dadka ee online ka ah?
Waxaan jeclaan lahaa inaan macaamiishayda ku jirta database-ka u diro emaylo laakin ma haysto adeegi iga caawin lahaa. Mala i caawin karaa?
Ma u isticmaali karaa shaqaalaha suuqgeynta FXPRIMUS balaadhin ahaan ganacsigayga.
Ma noqon karaa Khabiir Marti ah bogagga waxabarashada ee FXPRIMUS?
Maxay yihiin waxbarashada aan soo galin doono Boggayga Khabiirka Martida ah?
Waxaan rabaa inaan u qabto munaasabado qaar macaamiishayda iyo dadka kale een soo dhaweynayno. Ma i caawin kartaa?
Sideen ku heli karaa Shahaadada IB?
Shuruudaha Shaahaadada Iskaashiga Gobol
Bronze | Silver | Gold | Platinum | |
---|---|---|---|---|
Tirada Macamiisha Waxqabadka leh | 1-5 | 6-10 | 11-25 | 26+ |
Dhigaalkooda Guud | $500 | $150k | $500k | $1M+ |
Mudada ay la hawl galayeen FXP | 1 maalin | 3 bilood | 6 bilood | 1 sano |
Waa maxay PAMM?
Lacag noocee ah ayaan ku isticmaali karaa adeegga PAMM?
Maxay yihiin khidmadaha halkii lot-ba?
Maxaan u baahnahay si aan u noqdo Masuul (Master)?
Maxaan uga baahany in aan noqdo Follower?
Maku maalgashan karaa akoonka PAMM si islaami ah/akoon ka madaxbaanan dulsaarka/ribbada?
Waa maxay Margin call & Stop out?
Waa maxay faa'idooyinka Followerska?
Dhamaan heshiiska hawlgallada (qaybinta faa'iidooyinka, khasaaraha iyo khidmadaha Master-ka) waxaa si toos ah u fuliya Adeegga PAMM.
Adeegga PAMM wuxuu fududeeyaa habraaca xulashada masterka kartida leh ee ay isku halayn karaan Followers-ku, iyadoo la siinayo qalab dhameystiran oo qiimeyn ah, korjoogteynta guud iyo qiimeynta waxqabadka ee akoonada PAMM. Macluumaadka waxaa loo soo bandhigayaa qaab si fudud loo fahmi karo, si followerska khibrada lihi iyo kuwa aan khibrada lahayni ay ugu fududaato doorashada Hogaamiyaha (Master-ka) ugu fiican.
Waa maxay faa'idooyinka Masterku?
Adeegga PAMM wuxuu si gaar ah u keydiyaa diiwaangelinta akoon kasta, faa'iidooyinka iyo khasaaraha waxaa si otomaatig ah u qaybiyaa nidaamka u dhexeeya Masterka iyo Followerska iyadoo lagu saleynayo saami qaybsiga lacagaha loo qoondeeyay, si koox kasta ay u hesho qaybteeda lacag celineed. Waxay sidoo kale dammaanad qaadaysaa wadaagida faa'idada iyo khasaaraha oo ku jaango'an wakhtiga iyo shuruudaha heshiiska, taas oo Master-ka iyo Followersku ku heshiiyeen. Tani waxay u oggolaaneysaa Masterka inay xooga saaraan ganacsiga.
Followerska awoodi kara waxay samayn doonan ikhtaaraadkooda iyagoo ku salaynaya sawirada waxbadka ee muujinaya natiijooyinka ganacsigii hore ee Masters ka
Ma u wareegi karaa Master kale?
Ma bixisaan awooda maamulida akoono dhawr ah hal waqti oo isku mid ah?
Sideen uga noqon karaa maamulida akoonka?