FXPRIMUS waxay bixisaa jawi ganacsi oo aamin iyo anshax leh dhammaan macaamiisheeda iyo shuraakadeeda. Ogow wax badan oo ku saabsan dukumiintiyada sharciga ah ee xukuma xiriirkeena, lasoo dag dukuminti kasta ood xiisaynayso , si fudud.
Qaanuunka Arrimaha Khaaska ah
Ilaalinta arimaha gaarka ah, xifdinta xogaha maaliyadeed iyo shaqsiyadeed ee macaamiisha FXPRIMUS iyo dadka soo booqda shabaka waa mid kamida arimaha aan mudnaanta ugu weynsiino. Qoraalka Arimaha khaaska ah ee soo socda ayaa sharaxaya sida aan u ururinno una xifdino xogtaada.