Meta Trader 4

FXPRIMUS waxay ogtahay in ganacsatadeedu ay u baahan yihiin gelitaan degdeg ah akoonadooda ganacsi, goob kasta oo ay ka joogan caalamka, iyo wakhti kasta oo maalinta ah. Sidaas awgeed, waxaan bixinaa barnaamijyada ugu fiican, waxqabadna leh, uguna awooda badan haday website tahay, tablet ama mobile. Baadh boggayaga iyo adeegyadeena kala duwan, oo isla markiiba ku soo degso aaladda aad dooratay.

MT4 ga Windows

 

Barnaamijka MetaTrader 4 ayaa la heer ah dahabka maanta jira ee dhanka hal abuurnimada iyo awooda ganacsi. Waxay awood u leeyihiin inay socodsiiyaan tobaneeyo aalado maaliyadeed oo kala duwan, waxaana adeegsada maalgashadayaasha tafaariiqleyda ah ee iibiya ama soo iibsada lacago.

 

Taa waxaa dheer iyada oo u ogolaanaysa adeegsadayaasha inay ka ganacsadaan Forex, barnaamijka MT4 waa mid taageera Future (maalidaha ku xidhan mustaqbalka), Indices, Equities iyo dhaqdhaqaaqyada kale ee CFD.

 

Barnaamijka MT4 ayaa ah mid ku haboon dhamaan heerarka kala duwan ee ganacsatada, loona aqoonsaday system si sahlan loo adeegsan karo, leh astaamaha sawiro horumarsan, qalabyada taxliilinta farsamada iyo awoodaha ganacsi ee otomatiga ah. Barnaamijkayaga MetaTrader 4 waa mid lagu adeegsan karo lacago kala duwan oo ay ku jiraan USD, EUR, GBP, SGD iyo PLN. Waxaa sidoo kale lagu heli karaa in ka badan 30 luqadood oo kala duwan.

 

Qaabka farshaxanimada leh, nidaamka amni ee awooda leh, iyo sida uu ugu haboon yahay ku samaynta trade-ka moobileka ayaa ah qaar kamid ah awoodaha asaasiga ah MetaTrader 4 siinaysa faa’idooyinkeeda tartan ee adag, iyaga oo bixinaya xalka ugu fiican ee ay u baahan yihiin traders-ku.

 

KALA SOO DAG MT4 Windows 7,8 iyo 10

MT4 ga Apple

 

MetaTrader 4 iOS waxaa u oggolaanayaa ganacsatada inay uga ganacsadaan si dhameystiran aaladaha maaliyadeed ee laga heli karo FXPRIMUS iyagoo adeegsanaya kombiyuutarkooda ama moobilda Apple-ka ah. Dhamaan tilmaamayaasha farsamada ee muhiimka ah ayaa ku jira, waana la badali karaa iyadoo ku xidhan dookha ganacsadaha.

 

MetaTrader 4 app-ka ku jira Iphone iyo Ipad qaabka uu u shaqeynayaa waa lamid ka kujira kombiyuutarka, taas oo u oggolaanayaa traders-ka inay ku ganacsadaan wakhti kasta, goob kasta.

 

KALA SOO DAG MT4 MAc

MT4 ga Android

 

app-kayaga Android OS ayaa kuu saamaxaya inaad ku ganacsato barnaamijka FXPRIMUS, adiga oo ku isticmaali kara Android moobile kasta oo ay isqaadan karaan. Waxa uu leeyahay dhamaan astaamaha iyo shaqeynta nooca kombiyuutarka iyada oo ay ku jiraan qalabyo la beddeli karo iyo helidda dhamayska tiran ee aaladahii kala duwanaa ee ganacsigaaga.

 

Waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa khad internet si aad hesho dhamaan taxliilinta ganacsi, qalabyada farsamada iyo kuwo kale oo badan, si aad u jihayso dhaqaaqida suuqyada.

 

KALA SOO DAG MT4 Android

Terminalo Badan ee MT4 Ah

 

“Kugu deeqaya khibrad ganacsi loogu talo galay dhamaan heerarka ganactada, goobta FXPRIMUS MT4
Multi-Terminal waxay ku siinaysaa awooda aad iskugu keenaysid kuna maamulaysid akoono badan Hal muraayad, hal goob.”

 

“Gal dhamaan akoonadaada iyo barnaamijyadaada wakhti qudha, iyadoo kuu ogolaanaysa gujin hal
mara oo furista iyo xirista dalabaadka noocyadiisa ah. Xawaare aad u fiican iyo goob isticmaal sahlan, MT4 Multi-Terminal waxaa loo tix galiyaa qeyb muhiima oo ganasto kasta guu u leh.”

Digniinta halista ah: Alaabta lagu xayeysiiyey kaliya waxa heli kara macaamiisha Ku jira Suuqyada Primus iyo Primus Africa (FSPNo.46675).

Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital.