Dahabku waa mid u dhaqma sida lacagaha lamaan oo kale marka la barbardhigo badeecadda. XAUUSD waa macdanta ugu ganacsiga badan taas oo loo isticmaalo in khasaaraha lagu yareeo ama lagag dhuunto inta lagu gudo jiro qalaasaha dhaqaale iyo siyaasadeed.
Qiimayaasha Dahabka Hore & Hadda
XAU/USD
Maxaad uga ganacsanaysaa Ganacsiga khasaaraha lagu yareeyo xilida jahwareerka “Safe Haven Trade”
Suuqa dahabku waa mid ku suntan mala-awaal maadaama uu yahay aalad lagu badali karo suuqa isku badalka caalamiga ah, waxaad ula dhaqmi sidan oo kale. Caanimada ka ganacsiga XAUUSD ayaad aad u koradhay sanadadii u danbaysay gaar ahaan qalalaasaha dhaqaale ee 2008 iyadoo ay ugu wacnayd xiriirka hooseeya ee ay la leedahay alaabada kale iyo qiimaheeda marka loo eego lacagaha kale. Bangiyada Dhexe waxay door muhiim ah ka ciyaaraan qiimaha Dahabka maadaama ay xadidi karaan iibka Dahabka. Maalgashadeyaashu waxay iibsadaan Dahabka marka ay raadinayaan faa’idada halista dhaqaale iyo sidoo kale marka ay filayaan in cabsida suuqu ay sii kordhayso Ka faa’iideyso spread kayaga hoose oo ka ganacso XAUUSD.


Ku Ganacso Dahabka Mid ka mid ah Dilaalada ugu aaminsan
Si dhakhso ah isku diwaangali si aad u hesho akoon toos ah, una hesho suuqa ugu balaadhan uguna hanti badan caalamka. Ku ganacsato xaqiijin iyo kalsooni maanta.

Qodobada Saameeya Qiimaha Dahabka
- Xadiga Yaala (Supply)
- Sicir bararka
- Soo saarida Dahabka
- Dahabka iyo Wershadaha
- Daabicida Lacag Cusub
- Qiimaha Doolarka Mareykanka
- Kaydadka Dowlada
- Xasiloonida Bangiga Dhexe
- Qiimayaasha Dulsaarka
- Dhibaatooyinka Caalamka
Our Safety Mechanisms
Ku Ganacso Waqti Kasta Meelkasta
MT4-ga Windows & Mac oo ay ku jiraan iPhone, iPad & Android.
Ka ganacso in kabadan 120 aaladood.
Forex, CFDs on Stock Indices, Commodities, Stocks, Metals, and Energies.
