Trading Tools Suite

Ka faa’iidayso moodhaladii u danbeeyey ee casriga ah si ay kor ugu qaadan khibradaada ganacsi, dhamaan si fudud ayaad uga heli kartaa adoo adeegsanaya barnaamijka MT4.

 

Ganacsatada FXPRIMUS ee cadadka maalgashiga kala duwan ayaa loo diyaariyay qalabyo ganacsi oo kala duwan, ka caawinaya inay gaaran go’aamo ganacsi oo cilmiyaysan

Kala xiriir

Helitaanka wararka maalinlaha ah, hababka maalgashi, lana soco xogaha abaalmarinada u danbeeyey adoo adeegsanaya barnaamijka MT4.

Maamula Suuqa

Isha ku hay qiimayaasha suuqa iyo boosaskaaga adigoon u baahan inuu barnaamijku kuu furnaado.

Terminalka yar

Ku ganacso hal gujo; xakamee lot size dalabyada cusub, samee stop loss, take-profit, ama trailing-stop

Aragtida Ganacsade

Faham janjeedhka guud ama jihada ganacsatada ee FXPRIMUS iyadoo loo eegayo halkii aalad kasta.

Terminalka Ganacsiga

ka ganacso ilaa 120 aalado maaliyadeed hal gujo adoo isticmaalaya daaqad si fudud looga badali karo

CASHARO MUUQAAL AH

Dhibaato ma ku haysataa isticmaalka qalabkeenna? Emayl support@fxprimus.com

Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital.