XIRMOOYINKA AKOONKA

Dooro nooca akoonkaaga si loogu beego qaabkaaga ganacsi iyo xajmiga maalgashigaaga.

Dooro akoonka ganacsi FX kaas oo ku habboon baahiyahaaga ganacsi. Xirmooyinka la socda akoonadayada ayaa ah kuwa ku haboon macamiishadaya, portfolio kala duwan iyo heerarka maalgashiga. Ka hubi xirmooyinkaga xaga hoose oo go’aanso xidhmada kugu haboon ee kor u qaadaysa trade-kaaga. La ganacso dilaal dhiirigaliye ah, oo ka faa’id adeegyadeena sare iyo abaalmarinada maanta.

* Waa la hakin doona VIP iyo Fariimaha SMS hadii aadan samayn dhaqdhaqaaq ganacsi 30 cisho iyo ka badan.

Fulin degdegsiimo leh

nooc kasta oo akoonku yahay

Helitaanka qalabyo

kala duwan oo ganacsi oo horumarsan

Xaaladaha

ganacsi ee amaanka ah

Shakhsiyeed, Caawimaada Shaqaalaha

Luuqadaha kala duwan ku hadla 24/5

Helitaanka boggga

casharada oo bilaash ah

Caymiska Khasaaraha Caalamiga

ah oo gaadhaya ilaa 2.5 milyan oo lacagta euro ah

Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital.