FXPRIMUS waxay siisaa xalal kaladuwan oo ku habboon macaamiisheeda daafaha adduunka, taasoo u oggolaaneysa inay ku maalgeliyaan akoonkooda is aamin ah, damaanad iyo kalsooni leh. Maalgeli akoonkaaga maanta dillaaliye ku dhiirigalinaya.
DHIGAALKA Funds and Start Trading
Xog Dheeraad ah
1. Fee-ga Dhigaalka: FXPRIMUS ma qaado wax fee- dhigaal ah
2. Lacagaha lagu helo lacag ta akoonka ganacsiga ku xusan, waxaa si otomaatig ah loogu badali doono lacagta base-ka ah ee akoonka.
3. FXPRIMUS ma aqbasho dhigaalada farac saddexaad ah (3rd party). Lacag bixinta waa in laga sameeyaa oo keliya magac lamid ah akoonkaaga ganacsi ee FXPRIMUS. Hadii gacan saddexaad laga helo lacagta dib ayaa loogu celin doona, kharashaadkuna waxay la saari doona gacanta saddexaad.
4. Dhamaan lacagaha waxaa la socodsiiya inta lagu gudo jiro saacadaha shaqada: Isniinta ilaa Jimcaha, 7:00 – 21:00 GMT + 2, bishiiba.
5. Shirkaddu ma qaadi doonto wax masuuliyad ah iyadoon la eegayn xaaladaha lacag bixinnadan guuldarastay, khasaare kasta oo ka dhaca, ama yimaada mustaqbalka ee la xidhiidha isticmaalka adeegyada kor ku xusan.
LIST OF PAYMENT SERVICE PROVIDERS AND REGULATORY INFORMATION
Bixiyaha Lacagta | Wadanka Iyo Hay’ada Ogolaashaha |
---|---|
Hellenic Public Bank | Hellenic Bank Public Company Ltd Waxaa Maamula Bangiga Dhexe Ee Qubrus. |
EMerchantPay Ltd | Adeega Waxaa Bixisa Hay’adda Safecharge Ltd, Ka Heshay Ogolaanshaha Bangiga Dhexe Ee Qubrus. |
Safecharge Ltd | Adeega Waxaa Bixisa Hay’adda Safecharge Ltd, Ka Heshay Ogolaanshaha Bangiga Dhexe Ee Qubrus. |
Bitpay | Adeegga Waxaa Bixiya BitPay Inc,Ka Heshay Liisanka The Laws The United States Of America. |
Skrill | Adeega Waxa Bixiyay Skrill Ltd, Ka Haysta Ogolaanshaha The Prudential Supervision Of The UK Financial Conduct Authority(FCA) |
Neteller | Adeega Waxaa Bixiyay Optimal Payments Limited, Ogolaanshaha Ka Heshay The Prudential Supervision Of The UK Financial Conduct Authority(FCA) |
Fasapay | Adeeggan Waxaa Bixiyay By PT Fasa Centra Artajaya, Oo Shaati Ka Haysta Under The Laws Of Indonesia. |
TrustPay | Adeegan Waxaa Bixiyay Trust Pay, A.S. |