INDICES

Kaga ganacso indices kala duwan FXPRIMUS oo kala leexi bushqadaada ganacsiga

Index waa cabire isbeddelada saamiyada maalgashi ee muujinaya qayb kamid ah suuqa ama guud ahaan. Index trade wuxuu ku haboon yahay kuwa diirada ku haya isbeddelada waaxo gaar ah ama kooxo saamiyo ah.

Faahfaahinta Cabirayaasha (Indices)

Ticker Name Contract Type Contract Size in CFDs per Lot Margin Requirements Min Trading Size in Lot National value Per Lot per point* Decimal Places Trading Hours (Server Time)
S&P500 **** Standard & Poor CFD Spot 100 0.30% 0.01 1 USD 2 01:00 - 23:15, 23:30 - 24:00
ND **** Nasdaq 100 CFD Spot 100 0.20% 0.01 1 USD 2 01:00 - 23:15, 23:30 - 24:00
DJ **** Dow Jones CFD Spot 10 0.30% 0.01 10 USD ***** 2 09:00 - 23:00
.AUS200 Australia 200 CFD Spot 10 1% of contract Value 0.01 1 AUD 1 00:50 - 07:30, 08:10 - 22:00
.HK50 Hang Seng CFD Spot 10 1% of contract Value 0.01 10 HK 0 03:15 - 06:00, 07:00 - 10:30, 11:15 - 19:00
.JP225 Nikkei CFD Spot 100 5% of contract Value 0.01 100 JPY 0 01:00 - 24:00
.ESP35 IBEX Spain 35 CFD Spot 10 3% of contract Value 0.01 1 EUR 1 10:00 - 21:00
.UK100 FTSE 100 CFD Spot 10 1% of contract Value 0.01 1 GBP 1 01:05 - 23:00
.DE30 German DAX CFD Spot 10 1% of contract Value 0.1 0.1 EUR 2 01:00 - 24:00
.DXA Dollar index CFD Future** 1000 2.00% 0.01 1 USD 3 03:00 - 23:00 (Sunday open 01:00)
STOXX50 Dow Jones EURO STOXX50 Index Spot 10 1% of contract value 0.01 0.1 EUR 2 09:00 - 23:00
.VIX Volatility CFD Future** 1000 1% of contract Value 0.01 10 USD 2 01:05 to 23:05
.ND- Nasdaq 100 CFD Spot 100 1% of contract value 0.01 1 USD 2 01:00 - 23:15, 23:30 - 24:00
.S&P500- Standard & Poor CFD Spot 100 1% of contract value 0.01 1 USD 2 01:00 - 23:15, 23:30 - 24:00
.DJ- Dow Jones CFD Spot 10 1% of contract value 0.01 10 USD ***** 2 09:00 - 23:00

*Point is the last digit
** Dhicitaanka fadlan ka hubi bogga dhicitaanka
*** Ogsoonow in lacag bixinta share-ka ama saamiga ay ku dabaqi doonaan positions-ka furan waqtiyada cayiman ee equities. Qiimaha waxaa uu ka muuqan doona barnaamijkaaga halka ka hooseysa market watch (specifications) ka hor inta aan lagu soo dalicin/lagu shubin habeenkaas. Inkastoo tan loo diwaangalin doono swaps/storage laakin ma aha swap, hadii aad akoonkaagu yahay swap free, waxaad wali heli doonta/ ama lagugu soo dalici doona ex-dividend rate.
****Closed only status.
***** Per 100 points.

 

Faa’iidooyinka Ganacsi ee Indices FXPRIMUS

Ku Ganacso

Waqti Kasta Goob kasta

Helitaanka Casharo

Fiidiyow Taxanayaal ah

ebook bilaash

ah iyo Tools waxbarasheed

Caawinaad

Live ah 24/5

Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital.