Suuqa forex waa goobta dhamaan ganacsatada caalamka oo idil ay ka iibsadaan, iibiyaan ama ay ka sariftaan lacagaha qiimaha ay suuqa ka marayaan. Waxaa la og yahay inuu yahay suuqa ugu balaadhan caalamka kaas oo laga helo buyers iyo sellers badan. Oo lagu kala ganacsado in kabadan maalintii $5.3 trillion dollars, ganacsatadayada ku kala firdhan daafaha caalamka ayaa ku raaxaysta ganacsiga aaladaha ganacsiga ee ugu caansan koonka.
Trade Forex Now
Majors
EUR/USD
GBP/USD
USD/JPY
USD/CHF
Crosses
NZD/CHF
GBP/NZD
AUD/NZD
AUD/CAD
AUD/CHF
CAD/CHF
GBP/CAD
GBP/AUD
GBP/CHF
EUR/CAD
EUR/NZD
EUR/AUD
NZD/JPY
CHF/JPY
AUD/JPY
EUR/CHF
EUR/JPY
GBP/JPY
Minors
AUD/USD
USD/CAD
NZD/USD
Exotics
EUR/PLN
USD/HUF
EUR/HUF
EUR/TRY
USD/PLN
USD/CNH
USD/TRY
USD/CNH
USD/MXN
EUR/MXN
USD/SGD
USD/HKD
SGD/JPY
USD/ZAR
EUR/MXN
EUR/ZAR
GBP/ZAR
Dhamaan aaladaha FX faahfaahintan ayaa lagu dabaqaa:
Nooca Contract: Spot
Cabirka Contract: 100 000 units
Shuruudaha Margin: Iyadoo ku xiran Leverage (eeg 1. hoose)
Cabirka Ganacsi ee ugu yar: 0.01
Saacadaha Ganacsiga: 00: 00-24: 00 Isniinta ilaa Jimcaha
Xusuusin:
1. Shuruudaha margin waxaa lagu suntaa Doolarka waxayna u dhigan tahay: Leverage x deal size in units
2. Shirkadda waxay xaq u leedahay inay kordhiso shuruudaha margin inta lagu gudajiro dhacdooyinka walaaca badan
3. Iyada ayaa iska leh ikhtiyaarka, shirkaddu waxay xaq u leedahay inay ku soo rogto net open position halkii akoonba
4. dheef korka (Swaps) waxaa lagu muujiyaya xaga sare ee barnaamijka