MAALGASHIGA BARNAAMIJKA PAMM EE FOLLOWERS

Raac Istaraatijiyadaha & Ganacsiga Suuqyada Maaliyadeed

Barnaamijka PAMM ee FXPRIMUS waa xalka ugu fiican ganacsatada doonaysa inay maalgashtaan suuqyada maaliyadeed laakin aan haysan wakhti ama xifadihii laga maarmaanka ahaa. Adoo ah FOLLOWER ah, waxaad arki kartaa waxqabadka ganacsiga ee ‘MASTERS’ waxaadna dooran kartaa trades-ka aad rabto inaad si otomaatik ah ula socoto. MASTERS waxay ku ganacsadaan lacagahooda si ay u hubiyaan in ujeeddooyinkoodu gabi ahaanba ay waafaqsan yihiin kuwaaga.

Sideed ku noqon kartaa FOLLOWER

Tallaabada 1aad

Isdiwaangali oo ka furo akoon PAMM MT4 goobta xubnaa (Members Area)

Tallaabada 2aad

Maalgasho Akoonkaaga PAMM MT4

Tallaabada 3aad

Xulo Master Trader si aad ula socoto, ugana koobiyeyso si otomaatig ah istaraatiijiyadooda

TALAABADA 4

La bax markasta oo aad doonto

Ku noqo PAMM FOLLOWER dhawr tillaabo oo fudud.

 

Become a PAMM Master

Faa’iidooyinka PAMM FOLLOWER

Raac MASTER-ka kaas waafaqa waxqabadkaaga iyo shuruudaha maaraynta khatarta

Horey u ogow wixii ku saabsan fee-ga iyo commission-ka

Ku raaxayso maamulid dhameystiran dhigaaladaada iyo lacag la bixtaanadaada

Hel qalab qiimeeye horumarsan, warbixinno iyo xogta waxqabadka dhabta ah

10-ka FOLLOWERS EE UGU SAREEYA

Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital.