MAALGASHIGA PAMM BARNAAMIJKA GANACSATADA XIRFADLAYDA AH (MASTERS)

Waxay ku habboon tahay ganacsatada aqoonta iyo khibradda leh, barnaamijka PAMM wuxuu ku siinayaa fursad aad ku muujiso waxqabadka istiraatiijiyadaada ganacsi kumanaan ka mid ah macaamiisha FXPRIMUS, hel maalgashadayaal (FOLLOWERS ) oo ka kasbo khidmado iyo / ama khidmadaha waxqabadka.

Sideed ku noqon kartaa MASTER

Tallaabada 1aad.

Isdiwaangali oo ka furo akoon PAMM MT4 goobta xubnaa (Members Area)

Tallaabada 2aad

Maalgeli akoonkaaga
PAMM
MT4

Tallaabada 3aad

Fur akoonka PAMM Master
oo samee
Heshiis

Tallaabada 4aad

Soo jiido FOLLOWERS (maalgashadayaal)
oo ka hel khidmado
iyo / ama khidmada
waxqabadka

Ku noqo PAMM MASTER dhawr tillaabo oo fudud.

 

Become a PAMM Master

Faa’iidooyinka PAMM MASTER

Ka hel khidmado trade-kasta ood samayso

Hel qalab qiimeeye horumarsan, warbixinno iyo xogta waxqabadka dhabta ah

si ay uga faa’ideystaan tikniyoolajiyada cusub, shuruuo gaar ah iyo fulinta dalabka oo isku halayn leh.

Ku ganacso aqoonta taas oo istaraatijyaaaa laga ilaaliyay in lagu koobiyeeyo

Daboolka uga qaad kumanaanka maalgashadayaasha ah

si ay uga faa’ideystaan tikniyoolajiyada cusub, shuruuo gaar ah iyo fulinta dalabka oo isku halayn leh.

10-KA MASTER EE UGU SAREEYA

Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital.