FXPRIMUS waxay ogtahay in ganacsatadeedu ay u baahan yihiin gelitaan degdeg ah akoonadooda ganacsi, goob kasta oo ay ka joogan caalamka, iyo wakhti kasta oo maalinta ah. Sidaas awgeed, waxaan bixinaa barnaamijyada ugu waxqabadka fiican, uguna awooda badan haday website tahay, tablet ama mobile. Baadh boggayaga iyo adeegyadeena kala duwan, oo isla markiiba ku soo degso aaladda aad dooratay.

Adeegga VPS

VPS (Virtual Private Server) waxay kuu oggolaanayaa inaad ku xiriiriso barnaamijka MetaTrader4 adoo isticmaalaya kombuyuutar yaala meel kaa durugsan laakin aad ku xirayso servers-ka MT4. Isticmaalka Adeegga VPS wuxuu sii wanaajinayaa khibradahaaga ganacsi ee MT4 isagoo ku siinaya wakhti fiican oo kusoo jawaab celiyo oo udhaxeeya akoonkaaga MT4 iyo servers-kayaga. Tani waxay kordhineysaa fursadahaaga aad ku buuxiso qiimaha ugu wanaagsan iyo fursadda aad lacag kaga sameysan karto trade kuu gaar ah.

Muxuu gaar la yahay ee la xiriira VPS?

Isticmaalka Adeegga VPS wuxuu sii wanaajinayaa khibradahaaga ganacsi ee MT4 isagoo ku siinaya wakhti fiican oo kusoo jawaab celiyo oo udhaxeeya akoonkaaga MT4 iyo servers-kayaga. Tani waxay kordhineysaa fursadahaaga aad ku buuxiso qiimaha ugu wanaagsan iyo fursadda aad lacag kaga sameysan karto trade kuu gaar ah. Si aad shayyada uga dhigto kuwo xiiso gaar ah leh, waxaad ka fiirin kartaa dhamaan xaaladaha VPS-ka la diwaangaliyay intii lagu gudo jiray Non-Farm-Payrolls, waxaana lagu soo bandhigaa sawir ahaan!

  •   Waxay ku shaqeeyaan server-da ugu qaalisan
  •   Waxayna adeegsadaan awooda shabakado dhawr ah
  •   Ma leh hal bar oo cilad hardware ah sidaa awgeed waa kuwo aad layskugu haleeyo oo aamin u ah ka ganacsiga Forex

Astaamaha VPS

Gelida Degdega

ah Ganacsiga

Hillaac dhakhso leh

jawaabta hillaaca adiga

Xasiloon, Awood badan,

Laysku halayn karo

Si fudud loo heli karo

Qalabka Ganacsiga

24/7

Qalabka Ganacsiga

Wakhti joogto ah

24/7

Adeeg gaar
u ah ganacsatada FXPRIMUS:

Adeegga ‘FXPRIMUS VPS’ waxaa si bilaash ah loogu fidinayaa macaamiisha haysta raasamaal dhan (laga jaray deynta) 500 doolar (ama u dhiganta lacag kale), kuwaas oo sameeya ugu yaraan 5 trade lots bil kasta. Macaamiisha aan buuxin shuruudahaas waxay wali kusii isticmaali doonaan Adeegga FXPRIMUS VPS fee ah 30 doolar bishiiba.

Guda Gal goobta xubnaha oo iska diwaangali hadda adeega FXPRIMUS VPS.

Risk Warning: Trading on margin products involves a high level of risk , which may result in the loss of all invested capital.