Ka ganacsiga badeecadaha marginka leh waxaa weheliya khatar sare


Suuqa forex waa goobta dhamaan ganacsatada caalamka oo idil ay ka iibsadaan, iibiyaan ama ay ka sariftaan lacagaha qiimaha ay suuqa ka marayaan. Waxaa la og yahay inuu yahay suuqa ugu balaadhan caalamka kaas oo laga helo buyers iyo sellers badan. Oo lagu kala ganacsado in kabadan maalintii $5.3 trillion dollars, ganacsatadayada ku kala firdhan daafaha caalamka ayaa ku raaxaysta ganacsiga aaladaha ganacsiga ee ugu caansan koonka.

 


Faa'iyoonka Ka Ganacsiga Forex adoo adeegsanaya FXPRIMUS




Trade Forex Now

Majors

EUR/USD | GBP/USD | USD/JPY | USD/CHF
 
Minors

NZD/USD | USD/CAD | AUD/USD
 
Crosses

GBP/JPY | EUR/JPY | EUR/CHF | AUD/JPY | CHF/JPY | NZD/JPY | EUR/AUD | EUR/NZD | EUR/CAD | GBP/CHF | GBP/AUD | GBP/CAD | CAD/CHF | AUD/CHF | AUD/CAD | AUD/NZD | GBP/NZD | NZD/CHF
 
Exotics

USD/CNH | USD/TRY |   USD/CNH | USD/PLN | USD/HUF | EUR/HUF | EUR/PLN | EUR/TRY | USD/MXN | EUR/MXN | USD/SGD | USD/HKD | SGD/JPY | USD/ZAR | EUR/MXN | EUR/ZAR | GBP/ZAR
 

Dhamaan aaladaha FX faahfaahintan ayaa lagu dabaqaa:

  • Nooca Contract: Spot
  • Cabirka Contract: 100 000 units
  • Shuruudaha Margin: Iyadoo ku xiran Leverage (eeg 1. hoose)
  • Cabirka Ganacsi ee ugu yar: 0.01
  • Saacadaha Ganacsiga: 00: 00-24: 00 Isniinta ilaa Jimcaha

Xusuusin:

  1. Shuruudaha margin waxaa lagu suntaa Doolarka waxayna u dhigan tahay: Leverage x deal size in units
  2. Shirkadda waxay xaq u leedahay inay kordhiso shuruudaha margin inta lagu gudajiro dhacdooyinka walaaca badan
  3. Iyada ayaa iska leh ikhtiyaarka, shirkaddu waxay xaq u leedahay inay ku soo rogto net open position halkii akoonba
  4. dheef korka (Swaps) waxaa lagu muujiyaya xaga sare ee barnaamijka

Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?

Ka ganacsiga badeecadaha marginka leh
waxa ku jirta khatar sare