KA GANACSANAYA
BARNAAMIJYO
Ku Ganacso awood Goob kasta. Waqti kasto.
KHIDMADA
SPREADS KA
AYAA UGU
HOOSEYSA 0.1
PIPS
€ 2.5 MILLION
CAYMIS AH
0% WAX FEE AHI MA SAARNA DHIGAALKA IYO LA BIXITAANADA
 
LA BIXITAANO
DEGDEG AH
LACAG AMAAN AH, SHATI & MAAMULID LEH
24/5
TAAGEERADA
LIVE CHAT-KA

Ka ganacsiga badeecadaha marginka leh waxaa weheliya khatar sare

FXPRIMUS waxay ogtahay in ganacsatadeedu ay u baahan yihiin gelitaan degdeg ah akoonadooda ganacsi, goob kasta oo ay ka joogan caalamka, iyo wakhti kasta oo maalinta ah. Sidaas awgeed, waxaan bixinaa barnaamijyada ugu fiican, waxqabadna leh, uguna awooda badan haday website tahay, tablet ama mobile. Baadh boggayaga iyo adeegyadeena kala duwan, oo isla markiiba ku soo degso aaladda aad dooratay.

MT4
WINDOWS
Barnaamijka MetaTrader4 ayaa ah mid ku haboon dhamaan heerarka kala duwan ee ganacsatada, loona aqoonsaday system si sahlan loo adeegsan karo, leh astaamaha sawiro horumarsan, qalabyada taxliilinta farsamada iyo awoodaha ganacsi ee otomatiga ah.
  • Heerka dahabka maanta ayaa ah kan ugu fiican barnaamijyada ganacsiga
  • Aadaha maaliyadeed ee Forex, Futures, Indices, Equities iyo CFDs kale
  • Waxaa lagu heli karaa in ka badan 30 luqadood
  • La jaanqaadi kara qalabyada adoo isticmaalaya nidaam hawleedka Microsoft Windows
MT4
MAC
MT4 MAc ayaa si gaar ah loogu heli karaa macaamiisha isticmaalaya kombiyuurada Apple-ka iyo mobile software. Muuqalkan, macaamiishayda isticmaasha Mac ayaa si dhameystiran ugu qanacsanaan kara dhamaan muuqaalada iyo shaqeynta barnaamijka MT4
  • Muuqalkan, macaamiishayda isticmaasha Mac ayaa si dhameystiran ugu qanacsanaan kara dhamaan muuqaalada iyo shaqeynta barnaamijkayaga MT4
  • isticmaalayaasha Mac ayaa sidoo kale kaga faa'idaysan kara barnaamijka MT4 moobiladooda iyo tablets
  • Aadaha maaliyadeed ee Forex, Futures, Indices, Equities iyo CFDs kale
  • Waxaa lagu heli karaa in ka badan 30 luqadood
MT4
MOBILE
app-kayaga bilaashkayga ee Android iyo Iphone/iPad ayaa kuu oggolaanayaa inaad kaga ganacsato FXPRIMUS adiga oo ka gali karafa taleefankaaga gacanta. Waxa kaliya ee aad u baahan tahay ayaa ah xidhiidhiyaha internetka si aad u gasho akoonkaaga ganacsiga oodna u jihaysato suuqyada maaliyadeed.
  • App dhalad ah si gaar ah loo farsameeyey barnaamijka MT4
  • Qaadan kara dhamaan noocyada kala duwan ee Android, Iphone iyo ipad lagu daro Android 4.0 iyo wixii ka sareeya
  • Xisaabiyayaasha qiimaha Pip, wararka dhaqaalaha oo kalandar leh, qiimeynta dhab ah iyo fulinta trades-kaaga.
  • Sawiro la kobciyey qaabka ay u shaqeynayaan oo leh waqtiyo kala duwan
PAMM
Adeeggeenna PAMM wuxuu fududeeyaa xiriirka u dhexeeya ganacsatada xirfadleyda ah (Masters) iyo maalgashadayaasha u heelan (Followers). Adeeggan wuxuu ku yimid cilmi baaris badan iyo mashruuc horumarineed ka yimid codsiyada macaamiishayada oo la xidhiidh aalad maalgashi oo hal-abuur leh.
  • U wareeji raasamaalkaaga maalgashi
  • Si daahfuran ula soo dhamaan waxqabadka iyo fee-ga
  • Sahlanaanta lacag dhigashada iyo lacag la bixida
  • Muuqashada natiijooyinka ganacsi ee la daabacay
PLATINUM API
Alaabtaan gaarka ah waxay siineysaa galaangal suuq oo toos ah macaamiisheenna doonaya inay isticmaalaan nidaaamka iswaydaarsiga xogaha maaliyadeed ('FIX Protocol') ee muhiimka ah waxkabadalida khibradahaaga ganacsi. Dhigaalka ugu yari waa $50,000 iyo shuruudaha margin-ka FX, Dahabka, Qalinka iyo Saliida ayaa mid hoose oo 1%
  • Xawaaraha fulinta guud oo dhakhso leh
  • Awooda aad ku qaabanayso meesha laba trade iska jaraan
  • Nidaamyada ganacsi ee otomatiga ama algorithmic ah ee ka baxsan MT4
  • Si dhameystiran wax looga badali karo
Adeegga VPS
VPS (Virtual Private Server) waxay kuu oggolaanayaa inaad ku xiriiriso barnaamijka MetaTrader4 adoo isticmaalaya kombuyuutar yaala meel kaa durugsan laakin aad ku xirayso servers-ka MT4. Isticmaalka Adeegga VPS wuxuu sii wanaajinayaa khibradahaaga ganacsi ee MT4 isagoo ku siinaya wakhti fiican oo kusoo jawaab celiyo oo udhaxeeya akoonkaaga MT4 iyo servers-kayaga. Tani waxay kordhineysaa fursadahaaga aad ku buuxiso qiimaha ugu wanaagsan iyo fursadda aad lacag kaga sameysan karto trade kuu gaar ah.
  • Kordhinta waxqabad fiicnida trade-ka anagoo bixinayna tabin celineeda ugu fiican ee u dhaxaysa akoonkaaga MT4 iyo servers-kayaga
  • Xarumahayaga xogta u carbisan London iyo New York ayaa noo oggolaanaya inaan soo bandhigno adeega ugu fiican ee VPS
  • Wakhti walba heegan ah si ganacsatadayadu suuqa mar walba u dhex galaan, 24 saacadood ee 7ka
  • Waa u bilaash ganacsatada haysata haraa gaadhaya 500 doolar iyo kuwa ganacsada ugu yaraan 5 wareeg lots, 30kii cisho ee u danbeeyeyna shaqeynayay
MT4
WebTrader
Adeeggayaga MT4 WebTrader waxaa heli kara trader-kasta, mashquul badan
  • Looma baahna inaad lasoo degto
  • ka hel akoonkaaga ganacsiga
  • Ku habboon akoonada Demo-ga ah, si aad ugu tijaabiso hawlaha MT4
  • Waxaa la lagu adeegsan karaa mobilada ama kombiyuutarada adoo ka galaya browser-ka.

 

Ka ganacsiga badeecadaha marginka leh waxaa weheliya khatar sare

Ka ganacsiga badeecadaha marginka leh waxaa weheliya khatar sare