Qalabyada Ganacsiga ee Forex - VPS, Wararka Suuqa & Qalabka Sawirka

Shaqaalaha FXPRIMUS waa kuwo ku mashquulsan siinta ganacsatada waayo aragnimo ganacsi oo waxqabad fiicni leh taas oo aan lamid ah shirkadaha kale ee dhigeeda ah. Boggan, waxaad ka heli kartaa wax badan oo ku saabsan agabyadeena ganacsi, tiknoolajiyadayada deg degga ah iyo barnaamijyada xoogan, kuwaas oo la isku daray si ay kuu siiyaan khibrad ganacsi oo waxqabad fiicni ku lamaan tahay wakhti kasta oo maalinta ah, meel kasta ood ka joogto daafaha caalamka.

Qalabyada Ganacsadaha (Trader Tools)

 
sirix

Qalabyo Ganacsi

Ka faa'iidayso moodhaladii u danbeeyey ee casriga ah si ay kor ugu qaadan khibradaada ganacsi, dhamaan si fudud ayaad uga heli kartaa adoo adeegsanaya barnaamijka MT4. Hel fariimaha maamulaha, terminal yar, aragtida ganacsatada, maamulaha suuq-geytna iyo kuwo kale oo badan, iyadoon la eegayn xajmiga maalgashigaaga ama heerka khibraded ee ganacsigaaga.



autochartist

Jadwal Dhaqaale

La soco wararka ugu dambeeyay ee saameeya suuqyada adduunka. Jadwalkayaga Dhaqaalaha, waxaad awoodi doontaa inaad la socotid dhacdooyinka si sahlan adigoon booqanin shababkado dhawr ah oo aad ku hubiso ilo badan.



autochartist

Xisaabiyayaasha Ganacsi (Trading Calculators)

Waxaan awood u siineynaa macaamiishayada qalabyo tayo iyo tiro leh si ay u sameeyaan xisaabaad ganacsi ka hor inta aysan galin trade-ka. Ogow hadda xisaabiyeyaashayada bilaashka ah, si ay kaaga caawiyaan inaad u gaarto go'aanno ganacsi adoo adeegsanaya FXPRIMUS, Goobta ugu Ammaansan ee lagu Ganacsado



autochartist

Platinum API

FXPRIMUS waxay ku faraxsantahay inay u soo bandhigto Platinum API macaamiisheeda qiima leh. Alaabtan gaarka ah waxay siinaysaa galaangal suuq oo toos ah ganacsatada doonaya inay isticmaalaan nidaamka iwaydaarsiga xogaha maaliyadeed (FXI Protocol) ee muhiimka ah waxkabadalida khibradahaaga ganacsi. Macaamiisha waxay heli karaan Platinum API iyaga oo samaynaya dhigaal ah ugu yaraan 50,000 Doolar.



autochartist

Signaliska Ganacsiga VIP ah

Hel signalis ganacsi oo sax ah, ogeysiisyo toos ah oo ay ku jiraan isbeddello farsameed, iyo fariimaha kale system-ka, kuwaas oo kugu wargalin doona goobaha gelida iyo ka bixitaanka suuqyada macaashka leh. Akoon kasta oo leh dhigaal isku aruursamay oo ah 10,000 ama ka badan waxa uu si otomaatig ah u heli doona RUKUUMASHO DAA'IN AH signaliska ganacsiga VIPda ah iyada oo loo marayo goobta xubnaha.



autochartist

Fariimaha SMS

Ku ganacso saxnaan, meel kasta oo aad joogtid, adiga oo ku helay fariimaha suuqa SMS. Fariimaha muhiimka ah ee suuqa waxaa si toos ah loogu soo diri karaa moobilkaaga, isla markay dhacaan, si loo hubiyo inaadan waligaa waayin fursad ganacsi.



 


Waxa Jira Hal Shay Oo La Sameeyo

Ka ganacsiga badeecadaha marginka leh waxa ku jirta khatar sare heer sare oo khatar ah

 

global infrastructure

Kaabayaasha Ganacsiga Caalamiga ah

Kaabayaasha Ganacsiga Caalamiga ah ee FXPRIMUS

Adigoo ka faa'idaysanaya Shirkadda laf dhabarta caalamiga ah ee xoogan Equinix, FXPRIMUS waxay leedaay xarumo xogeed oo ku yaal goobaha muhiimka a ee caalamka siinaya macaamiishooda daahitaanka ugu yar iyo fulinta dhaqso leh oo suurogal ah. Dhamaan xarumaha xogta fiber optic ah ayaa ku xiran servers muhiimka ah ee FXPRIMUS ee yaala meel aan miles badan ka fogayn haayadaha dilaaliinta suuqa samaynta si loo hubiyo in si degdeg ah loo fuliyo.

global data center

Khibrad Iskuxiraha La yaabka leh adoo adeegsanaya Akoonka Live-ka Hadda

Ka ganacsiga badeecadaha marginka leh waxa ku jirta khatar sare